Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Marka hore waxaan halkan ka salaamaya bahda salalnews ee sida hagar la'aanta ah ee hawlkarnimada leh ugu adeegta bulshada somaaliyed soona gudbisa aragtiyadooda.
sida aan ka wada dharagsanahay waxaa baryahan dambe ka taagan goboloda Awdal/Selel arintan ku saabsan Ugaaska ee aadka u basar xumatay ee runtiina noqotay wax laga diiqadodo oo ninkii damiir leh inaba aanu arki karin, taas ayaa igu kaliftay inaan halkan maanso yar oo gaaban oon ku baraarujinayo dadkaygan iyaga uun la isu soo jeediyay ee cadawgu ku wiirsanayo.

Dabuub gabay waataan ka tagey
Baryahan dihashadiisiiye
Dibnahaygaba umaan furin
Waa fog dabadeede
Inkastoon doonahayn hadana
Waxuunbaa igu dirqinaye
Aan u dildilaacsho
Sidii waqal daruureede
Oon Doodyar ka iraahdo
waxan dadkaygii ku dhacaye
Daandaansi kolay aadame
Waa loogu dawgalaye
Dadkii waxaa ku dhacay
Dakharo waaweyne
Dockastaba waxyeela jirta
Dagalkii Samaroone
Daacadnimo dhimatayoo
Xumaan lagu doorsaye
Wataas la isu diray ee
Cadawgu daawanayee
Daris iyo shisheeyaba dhaman
Loo wada damaaciye
Darifyadana laga soo galyo
Ninba ood ku dayrshe
Dab aan kulaylkiis la arag ilayn
Dambaskii lagama leexdo ee
Hadaan moosku soo dumin
Marna daad ma soo galeene
Dudadaan adkayn cadawgu
waa soo dar jiiraaye
Aqalkaan daahyo lagu xirin
Dabayshu soo gali oge
Demminimada wwaa shay u gaaro
Doqonta lagu yaqaane
Waa duruus aduunyadu
Khibrad looga dab qaataye
Nabaduna waa dannoo
Aadamuhu ku diirsado e
Tolnimaduna waa dugsiye
Yaan la isu keen dirin.

Wabilahu Tawfiiq, Ilaahay dhamaanteen walaalayal xaqa ha ina garansiiyo iyo tubta toosan amiin amiiin amiiin.

wa qalinkii
Jamaludin A. Jibril
garaad_86@hotmail.com
Comments
#1 | bags on February 16 2013 22:41:31
Tod’s handbags are classified as the symbol of elegance and comfort and ease. The replica chanel came to living in late 1970s during the starting of signature sneaker which was referred to as Gommino and this brings great result by improving typically the embodiment on the best. When you are thinking about extra handbag like Replica Chanel Sale, it is important to become cautious whenever you want you go searching for store shopping.
#2 | asicsning on March 23 2013 21:47:27
Hope commissioner wang mo from theory to make a person or a group in the future, haw compound haw, double rabbit walked alongside, Vibram Five Fingers UK Sale Ann can cause I am a male female. Rural children and city children, the butler, who knows them, who will be a great asset to the future state?
#3 | asicsning on April 02 2013 05:29:51
Actually a lot of people knows many secrets behind Mr. Lai is hiding, even if he want to die, clarisonic mia uk someone will be in their hands he, what's more, he didn't want to die, because there is a folk joke: Mr. Lai is abetted back.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.