Argentina oo dhulka ku jiiday Brazil, Nigeria oo mar kale finaalaha ku sugeysa
Dubia(SNN)Xulka Argentina ayaa si naxariis daro ah 3-0 ugu awood sheegtay xulka ay deriska yihiin ee Brazil una soo gudbay finaalaha tartanka Olombikada aduunka oo ay isku arki doonaan dalka Nigeria oo kulankoodii maanta 4-1 kusoo doogay qaranka Belgium.
Ciyaaryahan Sergio Aguero ayaa dhaliyey labo kamid ah goolasha Argentina halka goolka sedexaad oo rigoore ahaa uu shabaqa ku hubsadey Juan Ramon Riquelme iyadoo 3da goolba ay wada dhasheen qeybtii labaad ee ciyaarta.
Zambian President Mwanawasa Dies in a French Hospital
LUSAKA (Reuters) - Zambian President Levy Mwanawasa died in a French hospital on Tuesday after suffering a stroke several weeks ago, Vice President Rupiah Banda said.
The Zambian leader, 59, was a favourite with Western donors for tackling corruption in the southern African country and he had been one of the strongest critics in the region of Zimbabwe’s President Robert Mugabe.
Sana'a(SNN):-iyadoo ay gabagabo tahay bisha shacbaan oo ay ka hadhsantahay in laba toddobaad ah oo kaliya ayaa waxa sida caadada ah aad looga dareemayaa dalka yemen taabulsho iyo diyaar garaw aad u wayn kaasoo lagu soo dhawaynayo bisha ramadaan ee barakaysan oo innagu soo fool leh