Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Fanaaniin reer Djibouti ah oo booqasho ku jooga Somaliland oo Shirkada Isgaadhsiinta Telesom ku Hanbalyeeyey Adeegeeda
HARGEYSA,(SNN)Labada Fanaan ee caanka ah ee reer Djibouti Xasan Aadan Bile (xasan wado) iyo C/raxmaan C/laahi Axmed (C/raxmaan Biifto) oo booqasho ku jooga dalka Somaliland gaar ahaan Magaala madaxda Hargeysa ayaa siweyn u hanbalyeeyey una soo dhaweeyey adeega isgaadhsiinta Shirkada Weyn ee Telesom.

Fanaaniinta reer Djibouti waxey kamarag kaceen,in adeega isgaadhsiinta Shirkadda Telesom uu ku socdo heer caalami oo casri ah islamarkaana,aaney laqabin adeegyada ay u fududeysey bulshada reer Somaliland dalalka dariska ee ay Somaliland kuwada yaalaan geeska Afrika iyo Afrika inteeda badanba.

Fanaanka Xasan Bile Dhimbiil (Xasan Wado) oo u warameyay Wariye C/raxmaan Nuux Hiiraan,ayaa sheegay in adeega Shirkada Telesom kamid taheywaxyaabihii ay ku jecleysteen joogitaanka Somaliland oo xiligan xiiso gaar ah uleh safarkooda waxanu xusey in ay nisticmaalaan qeybo badan oo internetku kamid yahey.

"Telesom yaakhii aad baan ula yaabey sida ay adeegeeda ugu fududeysey Dadweynaha reer Somaliland ,oo xataa miyigii iyo meelihii fogaa ayaa isticmaalaya adeega mobilka oo adigoo guriga aad degan tahey iska jooga ayaa lacagtii aad ku hadleysey laguugu soo shubayaa waa adeeg qiimo badan runtii,xataa wararkii baad kaheleysaa"Sidaa waxa yidhi Fanaanka caanka ah ee reer Jabuuti Xaasan Wado,waxanu intaa ku darey hadalkiisa i9n ay aad u jeclaan lahaayeen in ay bulshada reer Jabuutina hesho khyatkaasi Telesom oo kale.





Fanaaniintan reer Jabuuti oo ka jawaabayey Su,aal la weydiiyey oo ka sahabsan ujeedada socdaalkoodu in uu la xidhiidhey xayeysiis ay u sameynayaan shirkada Telesom maadaama ay siweyn ugu hanbalyeeyeen adeegeeda isgaadhsiinta ee Somaliland waxey sheegeen in ay Somaliland had iyo jeer xiiseeyaan guud ahaanba bulshada reer jabuuti ama ha usoo baxaan xiliga xagaagii leydheeda macaan iyo cimiladeeda qabow,ama xiisaheeda kale ha ugu soo dalxiisaane ay sideeda usoo booqdaan mar walba ,Telesomna aanu jirin wax Xayeysiis ah oo xiligan jiraa laakiin ay jawaab ka bixinayaan aragtidooda dhabta ah.

Gabagabadii fanaaniinta reer Jabuuti waxey usoo jeediyeen Shirkada Telesom iyo shirkadaha kale ee Isgaadhsiinta Somalilandba ay halkaa hore uga sii socdaan kuna beegsadaan hurumar ka balaadhan kan ay ku qiimeeyeen in ay Somaliland kaga horeyso dalalka jaarka,waxeyna u mahad celiyeen soo dhaweyntii bulshada reer Somaliland ee Hargeysa gaar ahaan Wariye Shiine Cilmi Kaahin oo ku marti qaadey kulankan qado ee ay warbaahinata sida gaarka ah ugaga warameen adeega Telesom.

Salal News - office
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.