Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Sheekh Shariif Oo la kulmay Dhigiisa Suudan.'' Albashiir'' Iyo Culimada Sudaan oo Fatwo shariciya kasoo saartay inaanu safrin Albashiir
Wararka SomaliKhartuum(SNN)Madaxweynaha Dowlada kumeel gaadhka ee Soomaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmay Dhigiisa Wadanka Suudan. Cumar Xasan Albashiiir. Halkaasi oo ay kaga wada hadleen amarka xadhiga ah ee maxkamada danbiyada dagaalku soo saartey in Albashiir lagu soo xidho.

Wasiirka arimaha dibada ee wadanka Suudan ayaa sheegay in Labada madaxweyne ka wada hadleen cilaqaadka laba dowladood iyo sidii looga hortagi lahaa go'aanka maxkamada danbiyadu soo saartey ee xidhitaanka Albashiir

Dhinaca kale Isutaga Culimada Wadanka Suudaan ayaa Fatwo ka soo saaray in aanu safrin madaxweynaha Suudan Mudane Albashiir.Waxayna ku sababeeyeen fatwadaasi labo arimood oo ay ku tilmaameen In safarka madaxweynuhu aanu ahayn mid daruuriya mida kalena ayay sheegen in la matali karo madaxweynaha. Waxayna ku tilmaamen in aduunka maanta aanay xukumin caqli iyo sharci midna sidaa daradeed la fili karo in madaxweynaha ay dhibaato soo gaadho.


Iyada oo amarka maxkamadu dhawaan soo baxay ayaa la filayaa inuu ka qeyb galo Madaxweyne Albashiir shirka dhawantan ka dhici doona wadanka Qadar ee wadamada carabtu ay ku kulmi doonaan. Sadi uu sheegay la tilayaha Albashiir wali lama go'aamin tagi taanka madaxweynaha waxana loo xilsaaray gudi farsamo oo arintaa soo baadha ayuu yidhi Lataliyaha Albashiir.

C/raxmaan Nuur
Salalnews
Khartuum
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.