Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Garoonka Ciyaaraha Ee Boorama Ma La dayacay Mise Waa La dayac tiridoonaa: Yaase Hortaagan ?Sawiro
Wararka SomaliBOORAMA-(SNN)- Garoonka kubada cagta ee ku yaala magaalada Boorama oo dhinaca waqooyina ka xiga magaalada ayaa waxaa aad uga muuqata dayacaad badan waxaan ka mid ah dhibaatada hada haysata iyada oo aanu haba yaraatee lahayn wixii ay u baahnaayeen dad meeshaas ku cayaara sida meesha ay dadku fadhiistaan ama ka daawadaan ciyaaraha iyo meelo kale oo lagu nasto intaba,

isakaba dhaafe in uu garoon ahaadee waxa ay meeshu u eg tahay fagaare iska banaan oo dhinac walba qashin iyo gidaafad ka qariyeen gaar ahaan waxaa ugu badan bacaha, lafaha xoolaha la qalay, dambas iyo qashin kale oo badan oo garoonka dhexdiisa iyo cidhifyadiisaba buuxiyey, sidaas uu hadana muuqiisu u eg yahay waxaa maalin walba inta badan ku cayaara dad badan oo dhalinyarada ciyaaraha xiisaysa ah kuwaas oo aan haysan wax kale oo ay kagag maarmaan.

Waxaa jirtay mudo hada laga joogo laba sanadood in ay marwada kowaad dhagax dhigtay sheegtayna in ay dhisi doontaa maalintaasna waxaa ka qayb galay dhagax dhigaas bahda ciyaaraha wasiiro iyo dad weyne fara badan intaba waxaana la filayaayey in hada garoonku noqon lahaa meel sida hada uu u muuqdo ka qurux badan oo loo tamash le tagao laakiin dhagaxgaas ka dib ku kale lama dhigin kiina waxaa qariyey hada qashinkii iyo carada ka kor martay.






Waxaa kale oo jirta in dad badan oo reer Boorama ah damacsan yihiin oo ay rabaan in ay ka dhigtaan jagooyin ay guryo ka jeexaan dhawr jeerna waxaa ka dhacaday buuq iyo iska hor imaado nin raba naftiisa inuu u qaato iyo dad raba in ay garoonimadiisa lafaheeda ay ilaaliyaan.

Waxaa kale oo mar jiray urur Gurmad la baxay oo u isana lacago la sheegay in u u ururrin jiray hasa yeeshee lama oga meesha uu isan aka baxay.

Hdaba si aan xaalada hada uga war helno mar aan booqashao ku soo marnay garoonka dhexdiisa waxaana ku soo aragnay qaab aad u fool xun isaka oo u yaala oo birihii goolasha loogu talo galay midoodna laba dhinac lagala baxay oo laba qori oo la isku xidhay lagu calaamadiyey bartii goolka, daadadkuna ay qawyo ka dhex jeexeen qshinka dhaxyaacana hadalkiisaba daa, qaybna waxaa wado ka dhax dilaacsaday baabuurta oo si fiican taayirkoodu u badalay caradiisii quruxda badnayd.

Bahda ciyaaraha waxa ay ka gaabsadeen in ay ka hadlaan dib u dhiska garoonka iyo xaaladiisab in ay ka hadlaan qaarna si cad ayeey u yidhaahdeen ka hadli mayno kuwo kalena hada dib noogu dhig ayey yidhaahdeen, waxaana muuqada hadii uu sanadkan sidaa ku sii socdo in laga sheekayn doono waa ayuu garoon ahaan jiray oo la iskala wareegi doono uuna ku danbayn dono xoolo ay dad gaar ahi lee yihiin.

Waxaana muuqatada reer Boorama baryahan inaanay diyaar u ahayn in ay ilaaliyaan oo daryeelaan meelaha danta guud ah


Xususin:Mudo hada laga joogo 8bilood ayay shabakada Salalnews.com waraysi la yeelatay Gudoomiyaha Ururka Gurmad ee ku howlanaa dhaqaale u ururinta Garoonka Kubada cagta ee Boorama. Waxana uu Gudoomiyuhu ka dhawaajiyay in ay caqabadi hortaagan tahay in la dhiso garoonka.

Waxa kale oo iyaduna jirtey in Ururka Gurmad uu warsaxaafadeed lagu baahiyay Warbaahinta Soomaliland oodhan Soo saray iyaga oo Dibu udhaca Dhismaha garoonka Dusha ka saaray Marwada Madaxweynaha Somaliland. Marwo Huda Barkhad Aadan

Hadaba yaa Hortaagan Dhismaha Garoonka Kubada Cagta Ee Boorama Waa su'aal jawaabteeda ay iska leeyihiin cidii masuliyada Garoonka qaadey iyo cida hortaagan. Iyada oo Kumayaal dhalin yaro ahi ay Magalada Boorama ka qaxayaan markay quus ka istageen Dhismaha Garoonka kubada cagta ee Boorama

Hadaba Qalinku waxa uu usoo jeedinayaa bulshada ku Dhaqan Magalada Boorama Inay u Howl galaan Furdaaminta Garoonka Kubada Cagta ee aad Moodo in la haysto. Garoonkasoo Rajo u ah kumayaal dhalin yaro ah ee Boorama ceegaagta.

Iyo in Dadka loo cadeeyo Lacagtii loo ururiyay garoonka kubada cagtu meesha ayku danbaysay iyo waxa illaa hada loo hayo een loo dhaqaajin .





Salalnews.com
Borma Office


Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.