Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Doorashadii wadanka Koonfur Africa oo saaka loo dareeray
Johannesburg(SNN)Waxaa saakaa loo dareeray doorashadii madaxweynaha ee wadanka koonfur Africa iyadoo ay Gudiga Doorshada sheegtay in ay iska diiwaan galiyeen Codbixinta tiro lagu qiyaasay 23 Milyan qof halka dadka koonfur Afrika tiradooda lasheegay in aya tahay 43 milyan. Waxaa fursad loo siiyey in ay codkooda dhiibtaan dadka reer koonfur Afrikanka ee dalka dibada uga maqan waana markii ugu horeeysay ee dadkaasi loo ogolaado in ay codeeyaan.
Xisbiyada dalka ee is diiwaangaliyey ee u tartamaya Jagada Madaxweynaha


iyo kuwa goboleedyada waxaa ay tiradooda gaareeysaa 26 xisbi. Waxaana u cad cad 4 xisbi oo kala ah ANC , DA, COPE iyo ID. Xisbiyadaasi waxaa ay balanqaadayaan in hadii aay kusoo baxaan Doorashada ay wax badan kabadali doonaan xaladaha adag ee ay kujiraan



dadka reer Koonfur Afrika, oo ay ka mid yihiin amaanka iyo la dagaalanka fakhriga iyo cudurka AIDSka

Gudoomiyaha xisbiga ANC Jacob Zuma ayaa codkiisa kadhiibtay Gobolka uu asal ahaan kasoo jeeda ee KwaZulu-Natal. markuu codka bixiyey waxaa uu yiri “in aan codkeeyga ku dhiibto tuuladan aan asalkeeyga kasoo jeeda waana ku faraxsanahay” mar laweeydiiyey halka xigta ee Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee ID Patricia De Lille waxay ka codeeysay magaalada Cape Town. Santuuqyada lageeyey goobaha doorashada tiradooda waxaa ay gaarayaan 97,003; sameeynta santuuqyadaasi ay qaateen 12 cisho.



Goobaha lagu codeeynayana waxaa ay tiradooda gaareeysaa 902,700 Shaqaalaha Ururuka Doorashooyinka ee IEC tiradooda waxa lagu sheegay 200 kun ooGudoomiyaha xisbiga DA, ee ah xisbiga 2-aad ee ugu awoodda badan, ahana duqa magaalada Cape Town hellen Zille waxa ay ka codeeysay isla magaalada ay gudoomiyaha ka tahay.


Gudoomiyaha xisbiga cusub ee ka go’ay ANC-da ee COPE Lekota waxaa uu codkiisa ka dhiibtay magaalada Bloemfontain ee gobolka Free State oo ay u badan yihiin dadka taageersan
waxaa doorashooyinka isfiican loogu dhawaaqi doonaa maanta sabtiga





Ibraahim Miigane Zaki
Johannesburg Salalnews
South Africa
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.