Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo Maanta Si Rasmi ah u Bilaabantey(Sawiro)
Wararka SomaliBoorama(SNN)Saaka subaxnimadii hore ayey dadku ku soo jarmaadeen in ay ay gaadhaan goobaha ay ka codaynayaan waxaanay dadka qaarkood tageen meelah ay ka codaynayaan si ay ugu fududaato 3:00 habeenimo ee saqdii dhexe oo ayba seexdeen meesha ama loogu aadamay salaadii subax,waxaanay ahayd runtii maanta maalintaariikhi ah oo dadka ku noqotay la yaab una dhacday si nabad ah oo aan hore loo arag.

Waxaa iyadu la yareeyey dhaqdhaqaaqa gaadiidka inkaasta oo xisbiyada,saxaafada, goobjoogayaasha iyo dad kaleba lo ogolaaday in ay si xor ah u socdaan waxaanad dareemaysay marka aad goobaha ugu dadka badan gaadho in siyaasiyiin kala duwan oo nooc walba leh ay ay rabaan in ay dadka ku dhiiri galiyaan in xisbigooda loo codeeyo inkasata oo anay arintaasi ahayn mid si toos ah u dhacaysay waxaanay dadka u sahlayeen in aywaxyaabaha Lojistika ah u fududeeyaan oo ay biyo cunto iyo waxyaabo kaleba u geeyaan.

Waxaa iigu la yaab badnaa markii aan goobo miyiga ah soo kormeeray aniga iyo koox suxufiyiin ah ee aan aragnay sadex dhari oo dab saaran oo cuno lagu karinayo dareen badan nama galin laakiin faduushii saxafinimo waxa ay keentay in aanwaydiino waxa ay hal meel wax ugukarsan waayeen waxaana na loogu jawabay xisbi walba dharigiisa ayuu karsanyaan oo taageerayaashiisa u bilaa wixii ay dhuuni ka dhigan lahaayeen, sidoo kale waxaa jirey kaftan taageeyaasha goob ka wada codaynaya dhex maraayey inkasta oo qof walaba sir ka dhiganaayey cida uu codkiisa siinaayo laakiin qaar waxaa ka muuqaanayey faraxad darteed in ay sheegaan cida ay u codeeyeen ama ay taageersan yihiin.

Guud ahaan waxa ayahayd hawsha doorashdu mid u socotaysi fudud oo sahlan inkasata oo ay meelaha qaar jireen caqabdo aan sidaas u waaweyneyn,siyaasiyiinta mucaaradka ah gaar ahaan xisbiga UCID waxa ay ka cabanayeen inay UDUB loo daayey gaadiid badan oo ayku jiraan kuwa dawlada kuwaas oo ay dadkooda ugu daabulayeen meelaha ay ka codaynayaan arintaasina waxaa ka dhawaajiyeye Dr:Maxamed Rshiid oo ah musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbigaas iyo Axmed Muumin Seed oo ah xidhiidhiaha xisbigaas ee gobolada Awdal iyo Salal.

Ilaa hada lama saadaalin karo cida ay guushu ku raaci doonto ciyaartan inkasat oo la odhan karo mucaaradku duuduub ahaan waxa ay ka dadaal badan yihiin xisbiga xaakima ah ee UDUB.

sidoo kale waxaa jooga goobjoogayaal caalima ah oo ilaa hada qiray in si wanaagsan ay wax u socdaan.



























Xasan Ciise
Salalnews-Boorama
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.