Fadlan Caawi Gabadhan Yar oo ugu Soo Hagaaji waxa aad Ugu Talo Gashey Cinwaankan
Caawimadaada Ugu Soo Hagaaji Acount No:0610-04-46498-01 Oo Ah Amall Express ama Tell: 00252 2 4457479.
Ilaahay dartii ku caawi gabadhan yar ee 11 jirka ah ee dhiban ee Indhaha dhiiga ka wada, wixii caawimo ah ugu soo hagaaji Aabeheed maxamed Jaamac Dharaar(Shide) oo laga helo Account No: 0610-04-46498-01 ama Tell: 00252 2 4457479