Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Caafimaad Darada Ku Timaada Ilmaha Marka uu Waynaado iyo Buurnida Xooga Leh

Health(SNN).Waxa Badanaa Dhacda in Caruurta Yaryar ee Da’doodu Gaadhin Sanad La Siiyo Waxyaabaha La Halmaala Sida Buskut,Cholote iyo Macmacaan aad u Fara Bada.

Sidaa awgeed Bishan Horaanteedii Warbixin ay Soo Saartay Wasaarada Caafimaadka ee Dalka England ayaa Sheegaysa in ay Caruurtaasi u NugulaanDoonaan Xanuunada ay Ka Midka Yihiin, Gaastariga,Macaanka iyo Waliba Madaxanuunka Faraha Badan Leh Taasi oo Ku Timaada Marka uu Ilmaha Yari Iskii Isku Taago ama Marka ay Da’diisu Gaadho 16 jir Markaasi Waxa Dib u soo Noqda Hormokii u Kaydka ahaa ee uu Isagu Isticmaalayey Waxa ay Intaasi Ku Daraysaa Wasaaradu in ay Ku Keeni Karto Dhimasho Deg Deg ah,

UK Department of Health oo Ku Yaala Magaalada London ayaa Daraasaad ay Sameeyeen ku Tilmaamay in Dalka England oo Dhan Caruurtu marka ay Yar Yaryihiin Laga Ilaaliyo Cunooyinka Macaan,

Waxaana Nafaqo ugu Filan ayey Dhakhaatiirtu yidhaahdeen Naaska Hooyadii,
Warbixin ay Sanadkiiba Hal Mar Soo Saarto Wasaaradu ayaa Sheegaya Wadamada Caruurta La Siiyo Waxyaabaha Macaan Sanadkan aan Ku Guda Jirno Waxaa Wadankii Kowaad ahaa Dalka China oo Badanaa Caruurta La Siiyo Cunooyinka Mac Macaan.


Qore Muscab Hassan Ise
muscabciise@gmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.