Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
News
Ra’isal Wasaarihii Hore Ee Somalia Maxamed Cali Samatar Oo Maxkamad La Soo Taagayo Arbacda
Djibouti(SNN)Maxamed Cali Samatar oo ahaa Ra’isal Wasarihii hore ee Soomaaliya xilligii dowladdii Maxamed Siayaad Barre ayaa lagu wadaa in berri oo Arbaco ah maxkamad lagu soo taago Dalka Mareykanka. Ra’isal wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu eedeynayaan dambiyo la sheegay in uu geystay xilligii uu ahaa Ra’isal wasaaraha dowladdii Soomaaliya,
Guddoomiyihii Ururka Xidhiidhinta Taageerayaasha UDUB oo ku Biiray Xisbiga KULMIYE
Hargeysa(SNN)Guddoomiyihiii ururka xidhiidhka taageerayaasha xisbiga talada haya ee UDUB oo magaciisa la yidhaahdo UXAQ Fu’aad Axmed Xuseen, ayaa ka baxay xisbigaasi, isla markaana ku biiray xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE. Shir jaraa’id oo Mr. Fu’aad Axmed Xuseen ku qabtay xarunta xisbiga KULMIYE, kuna wehelinayeen masuuliyiin ka tirsan xisbiga KULMIYE,
Caleema-Saarkii Qarniga Ee Madax-dhaqameedka Geeska Afrika Oo Saylac Lagu Caleema Saarey Ugaaska Beesha Ciise iyo Madaxweyne Gelle oo Caawa Madaxtooyada Ku Qaabilay(Sawiro)
Saylac(SNN)Caleemasaarkii ugu miisaanka badnaa qarnigan madax dhaqameedka Geeska Afrika ayaa, maanta lagu caleema-saarey Ugaaska Beesha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim Magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Salal oo katirsan dalka Somaliland.

Halkan ka dhagayso.
Xaflada Caleemo Saarka ugaaska Beelaha Ciise Ee Maanta Ka Dhacday Magalada Saylac iyo
Saylac(SNN)Waxaa maanta lagu qabtay magalada Saylac ee Xarunta gobolka Salal xaflad aad u baladhan halkaas oo aay iskugu yimadeen Siyaasiyin iyo Salaadin iyo Aqoon yahano intuba waxa idiin hayna hadalo koban sidi aay u dhacday xafladasi iyo waliba guud ahaanba jawiiga magalada Saylac.

Halkan ka dhagayso.
Danjiraha Somaliland u Fadhiya Dalka Ireland oo Booqasho ugu tagay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland
Bristol(SNN)Danjiraha Somaliland u fadhiya Dalka Ireland Mudane Cabdifataax Siciid Axmed oo uu weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Somaliland Mudane Cabdi Yuusuf Aadam ayaa Cisbitaalka ku booqday Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yusuf Yaasin oo arrimo caafimaad waayahanba ugu jiray cisbitaal ku yaala Magaalada Paris ee dalka Faransiiska.
Ugaaska Beelaha Ciise Oo Lagu Caleema Saarayo Maanta Magaalada Saylac
Saylac(SNN)Sida la wada ogsoonyahay mudo badan ayay ka socotoy qabanqaabada soo dhowaynta iyo caleema saarka ugaaska beelaha Ciise, Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim, laguna caleema saarayo maanta oo isniinta madasha saylac ee xarunta gobolka Salal.
Waraysi Khaas ah aa aanu la yeelanay Suldaan Ibraahim Jamac Samatar
Saylac(SNN)Waxa noo suuro gashay in aan Waraysi khadka talefonka ku yeelano Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo hor kacaya ergooyinka gobolka Awdal Iyo Salal ee Halkaas Ku Sugan Waxaanu Suldaanku sheegay in ay hada ku sugan yihiin Tuulada Toqoshi iyaga oo ka kooban madax dhaqmeedyo, xildhibaano Barlamaanka ah iyo wasiiraba.

Halkan ka dhagayso.
Ugaaska Ciise oo Galabta soo Gaadhay Saylac, Jewigii lagu Qaabilay iyo Wararkii u Dambeeyey ee Caleemo-saarkiisa
Saylac(SNN)Ugaaska beesha Ciise Ugaas Maxamed Ibraahim Rooble oo berri si rasmi ah loogu caleemo-saari doono magaalada Saylac ee xarunta Gobolka Salal, ayaa galabta abbaaro 5:00 galabnimo soo gaadhay magaaladaasi. Ugaaska oo ay galbinayeen wefti ballaadhan oo wehelinayey, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Saylac,
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xukuumada Kueedeeyay In Hantidii Qaranka Ay U Adeegsanayso Shirar Ay Ku Abaabulayso Beelaha Somaliland
Hargeysa(SNN)Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadsa madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ku eedeeyay in hantidii qaranka ay ku abaabulayso shirar ay beelaha Somaliland qabsanayaan, isaga oo intaa ku daray in hantida qaranka wax lagaga qabto adeegyada horumarka dalka isaga oo xukumadana uga digay inay ku bixiso dhaqaale shirarka ay qabaa’ilku qabsanayaan.
Dhisamaha Cusub Ee Xarunta Al-Raxmed Oo Dhismaheedu Ka Bilabmay Magalada Boorama(Sawiro)
BOORAMA(SNN)Waxaa si habsami leh uga socda dhinaca galbeed ee Buurta Sh.Cali Jawhar dhismaha Xarunta Al-Raxma oo loogu talo galey in lagu barto barashada diinta Islaamka gaar ahaan xifdinta Quraanka Kariimka, dhismahan oo ay maal galineyso hay’ada Al-Taqwa.
Caleemo-saarka Ugaaska Beelaha Ciise, Saylac oo Wufuud la Ciirciiraysa iyo Roobab ka Da’ay Gobolka Salal oo Ergooyin Badan Xanibay
Saylac(SNN)U diyaargarowga munaasibadda caleemo-saarka Ugaaska cusub ee beelaha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim, ayaa si weyn uga socda magaalada Saylac ee xarunta Gobolka Salal, iyadoo halkaasi ay ku qulqulayaan ergooyin fara badan oo ka qaybgalaya caleemo-saarka.
Xafiiska jaaliyada Somaliland ee south Africa oo gudi madax banan u magacbey buuga somaliland uu ka qoray prof . iqbal j hazbahy
South Afrika(SNN)Waxaa manta xafiiska gudoomiyaha jaaliyaada ka soo baxay waraaq lagu soo magacabey gudi qabqabo oo soo qabanqabisa u diyaar garow buuga Somaliland an struggle for nationhood and international recognition oo u qorey waakilka Somaliland ee u fadhiya wadanka south Africa prof iqbal jhazbay kaas oo lagu soo bandhigi doono jamcaada weyn ee UNISA ee magalada Pretoria hadaba waxa uu gudoomiye ugu magacabey gudidan madax banan waa sii aay.
Waraysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Guud Ee Shirkad Xayeysiiska Casriga ah Samaysa oo Somaliland Baahiyo Badan kaga Baxday
Hargeysa(SNN)Shirkadda ASAL oo ah shirkad samaysay xayeysiiska, ayaa noqotay mid ka mid ah shirkadaha waxqabadkooda sida weyn loogu diirsaday ee ka hirgalay somaliland. Shirkaddan oo ay hirgeliyeen dhallinaro reer Somaliland ah oo
qurba-joog,


Halkan ka dhagayso.
Warbixin Shaacisay Hammiga Dhallinyarada Somaliland iyo Kuwa Dalalka Carabta ee Samaysashada Ganacsiyo u Gaar ah
DOHA(SNN)Warbixin cusub oo koox caalami ah diyaariyeen oo Arbacadii lagu baahiyey shabakadda internetka ee THE PENINSULA, ayaa daaha ka fayday xiisaha iyo hammiga dhallinyarada Somaliland iyo kuwa dalalka Carbeed ugu jiraan abuuritaanka ganacsiyo iyagu gaar u leeyihiin.
Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Askarta Booliska Kaantaroolka Boorama Ay Xadhig, Cago Juglayn Iyo Baadhasho Kula Kaceen
Hargeysa(SNN)Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee xisbiga UDUB lagana soo doortay gobolka Hargeysa isla markaana ka mid ah xubnaha firfircoon ee sida wayn u taageera madaxweyne Rayaale, ayaa sheegay in ciidanka booliska ee jooga kaantaroolka bari ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal inay maalintii shalay mudo 20 daqiiqo ah ku xayireen kaantaroolkaasi xadhig,
Qaabka aas-aasiga ah ee ciyaartoyga loo xulo
Guud ahaan dhalinyarada ciyaaraha ciyaarta waxay u kala baxaan labo qaybood A) Qof jecel ciyaaraha oo u ciyaara hiwaayad ( Hobby) iyo B) Qof u ciyaara naadi ( Proffesional player),hadaba mawduucan waxaan ku qaadaa dhigaynaa qaabka loo xulo ciyartooyga gaar ahaan Kubbada cagta oon isleehay faa'iido weyn bay u tahayn tababarayaasha da'da yar soo koraya.

Qaliinki:Mahdi Farah Aden (Mahdi Ghandi)
Aqoonsi Lagu Gali Doono Doorashada Somaliland
Kaararkan ayaa dadku ay kaga qayb qaadan doonaan doorashooyinka madaxwaynenimada ee ka dhici doonta Jamhuuriyadda la baxday Somalilanmd. Wararkan xog-ogaalka ah ayaa sheegaya in go’aankan la gaadhay kadib markii uu booqasho ku tagay dalka Kenya guddoomiyaha Guddiga doorashada ee Somaliland Eng- Ciise Xamari.

Halkan ka dhagayso.
Xuska Dhalashada Nebi Muxamed (CSW) oo Markii u Horreysay loo Sameeyey Munaasibad aad u ballaadhan
Hargeysa(SNN)Xuska maalinta Dhalashada Nebi Muxamed (CSW) ee 12-ka bisha Rabiicul-awal oo ku beegan beri oo Jimce ah, ayaa markii ugu horreysay lagu xusay munaasibad aan hore loo qaban jirin oo maanta ka dhacday huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa.
Wasiirka Xannaanada Xoolaha oo lagu Fahmay Farsamo uu Doonayey inuu Kaga Baxsado Hortaga Guddiga Dhaqaalaha Wakiillada
Hargeysa(SNN)Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Dr. Idiris Ibraahim Cabdi, ayaa ku guuldarraystay qorshe uu doonayey inuu kaga badbaado caqabada ka haysata inuu hortago Guddiga Dhaqaalaha Golaha Wakiillada oo muddo badan ka dalbanayey inuu horyimaado.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.