
| Xuska Maalinta AIDSKA oo laga xusay maanta |
BOORAMA(SNN)Waxaa maanta lagu qabtay xaflada lagu xusaayey maalinta AIDs-ka ee Caalamiga ah oo ku beegag 01/12/09 waxaana xafladaas lagu qabtay xarunta Bisha Cas ee gobolka Awdal waxaana ka soo qayb galay mas’uuliyiin Heer gobol iyo Heer degmo ,ururuda wadaniga ah ee ka jira Gobolada Awdal iyo Salal, munaasabadan ayaa waxaa qabashadeeda iska kaashaday Ururada ,
HALKAN KA DAAWO. |
| Somaliland oo Heer aad u Hooseeya Looga Xusay Maalinta AIDS-ka(Sawiro) |
Hargeysa(SNN)Xuska maalinta loo asteeyey xannuunka dilaaga ah ee AIDS-ka ee 1 bisha December oo ku beegnayd maanta, ayaa markii ugu horreysay Somaliland looga xusay heer aad u hooseeya marka la barbardhigo sannadihii hore. Xaflad heerkeeda qabanqaabo aad u hooseeyey, isla markaana aanay masuuliyiinta qaranku ka qaybgelin marka laga reebo Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka Md. Mahdi Cismaan Buuri iyo Agaasimaha Komishanka Qaranka ee la dagaalanka HIV/AIDS iyo dadweyne aan tiro badnayn, |

| Xaruntii Idaacadda Madaxbannaan ee Radio Horyaal oo Dab Qabsaday ku Shufbeeshay |
Hargeysa(SNN)Xaruntii idaacadda madaxabannaan ee Horyaal oo saldhigeedu yahay waqooyiga cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, ayaa gebi ahaanba maanta shuf beeshay, kadib markii uu qabsaday dab aan weli la xaqiijin sababta kicisay.Dabkaasi oo abbaaro 1:00 duhurnimo ee ka kacay xaruntii Idaacadda Horyaal, ayaan ilaa hadda si rasmi ah loo xaqiijin sababtii kicisay, |
| KULMIYE iyo Dabaaldegga Taageerayaal Fara Badan oo Cududooda Muujiyey |
Hargeysa(SNN)Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa maanta ka qaybgalay xaflad ballaadhan oo taageerayaal ka tirsan xisbigu cududooda taageero ku soo badhigayeen.Xafladaas oo lagu qabtay xaafadda 150 Degmada 26-ka June ee waqooyiga magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay masuuliyiin badan oo xisbiga ka tirsan oo uu hor kacayey Guddoomiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) |
|
 |
| Sidee looga ciiday shalay Magalada Boorama? |
Boorama(SNN)Bulshada ku dhaqan Gobolka Awdal gaar ahaan Magalada Boorama ayaa maalinkii shalay ahayd si weyn ugu ciiday Farxad. Kumanaan iyo kumanaan qof oo isugu jira rag, dumar, dhalliyaro iyo waayeelba, ayaa subaxii hore u dareeray fagaarayaasha iyo masaajidada waaweyn ee lagu tukado salaadaha, iyadoo goobahaasi ay kala qaybgaleen dadweynaha masuuliyiinta dawladda iyo axsaabta mucaaradka,
HALKAN KA DAAWO. |
| Sidee Looga Ciiday Dalka koonfur Afrika? |
Johannesbrug(SNN)Waxaa saaka isugu soo baxay Boqolaal qof oo Muslimiin ah magalooyin waa weyn ee dalka Koonfurta Afrika salaadii ciida adxaa iyadoo ay dadku ay ku tukanay meelaha u dhow, Magaalada Johannesburg ayaa waxaa aroornimadii hore isugu soo baxay Boqolaal qof oo Soomaali ah kuwaas u badnaa caruuro iyo xaasas, |
| Diyaar garowga Ciida sidee looga dareemaya Magalada Boorama iyo Agagaarkeeda???? |
BOORAMA(SNN)Waxaa maalmahan jiray dhaqdhaqaaq iyo diyaar garow ku aadan ciida Udxiyada ama Ciida Carafo iyada oo maanta dadka xujaajta ahi ay Banka Carafa Taagan yihiin ayaa muslimiinta kalena ku soo dhaweeynayaan soom ay maanta ka afxidheen cuntada cabitaanka iyo wixii kale ee markii hore banaanaa, hadaba waxaa jiray diyaar garow laga dareemayo xaga xaafadaha gaar ahaan guryaha oo la Arad tiro oo lo iibiyo Roogag, ama shamacyo, |
| Jaamacadaha Camuud iyo Burco oo macluumaad ururin wada jir u qabtay. |
BOORAMA(SNN)Waxaa maalmahan ka socday magaalada Boorama Mashruuc ah ururinta macluumaadka ku saabsan ganacsatada yar yarka ah sida ay u hawl galaan, mashruucan oo ay wada fulinayeen jaamacadaha Burco iyo Camuud oo ay maalgalisay hay'ada ILO ama ururka shaqaalaha aduunka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Boorama waxaana ka qayb qaatay laba iyo
HALKAN KA DAAWO. |
|