Home Opinion-Fikrado Somali Music Forum Contact Us September 08 2010 21:49:13
Navigation
Home
Photo Galery
Salal Videos
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
Random media






Hees Cusub oo Loogu Talagalay Geb Secondary School Codkii Fanaanka Weyn Saliim Saciid Saliim
Wareysi Aanu La Yeelanay Wasiir-ku-xigeenka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cali Xaamud Jibriil
Wareysi Khaas ah oo aanu la yeelanay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Awdal Md:Maxamed Dahir Cabdalla. .
Wareysi aanu La yeelanay Afhayeenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal Axmed Muxumad Dacar.
Wareysi aanu La yeelanay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal Amaal Xaaji Axmed Miisaan
Taariikh Nololedki Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo)
Waraysi Aanu La Yeelanay Xog-hayaha Arrimaha dibada ee Kulmiye oo ka Waramay guusha Doorashada Somaliland.
Weriye Bashkas Jug soo dhacay Oo ka Waramay Doorashada Somaliland
Wareysi Khaas ah oo aanu la yeelanayAbwaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Maxamuud C/laahi Ciise(Sangub)Qaybtii 1 & 2.

Maxaa sababay dib u dhaca bulshada Awdal/Salal
ka hor intaanan u guda galin maqaalkaygan ayaa waxan boorrinayaa akhristayaashayda aan ugu tala galay inay akhristaan fikradahan aan halkan ku soo taxayo qodobadan hoos ku qoran :

1- wadaninimada afraadu waa shayga u horreeya ee ay bulsho awood ku yeelan karto

2- maslaxada shaqsiga ama qayb yar o bulshada ka mid ahi markay ka hor marto danta guud waa astaanta u wayn ee tilmaamaysa burburka bulsho ee ay ku sugantahay bulshadaasi

3- in la difaaco dhulka , dhiigga iyo karaamada bulshadu waa waajib saaran qof kasta oo bulshada ka mid ah

4- waa inaynu isku canaananaa si adag laakiin maaha inaynu quusano aynuna ogaanaa in cudur kastaayi leeyahay daawo lagaga bogsado iyo waqti laga caafimaado waa haddii lagu dadaalo sidii la iskaga daawayn lahaa e

waxaa mar walba an is waydiiyaa horta hadafkeenu muxuu yahay awoodse inte leeg ayaynu u leenahay oo aynu ku gaadhi karno hadafkeena iyo ujeedooyinkeena. mase yahay hadafkeenu mid cad oo aan qarsoonayn. jawaabtuna waxay tahay wuu cad yahay hadafkeenu oo waxaa taas kaaga jawaabi kara qof kasta oo bulshada ka mid ah . tusaale ahaan hadaad waydiiso qof yar ama qof wayn oo u dhashay gobolada awdal iyo salal waxa aynu doonayno wuxu markaaba so qadimayaa: siyaasad madax banaan iyo talada oo an miisaankayaga ku lahaano iyadoon la inagu dulmin - dhaqaale madax banaan o an yeelano iyado lo marayo dakada saylac oo la dhiso - wadooyinka gobolka o la sameeyo iwm. hadaba hadii uu yahay kaasi hadafka guud ee - ha qornaado ama yuusan qornaan e- uu tiigsanayo shaqsi kasta oo ree awdal/salal ahi maxaynu u gaadhi waynay hadafkeena maxaase inaga hor taagan inaynu gaadhno hadafkeena.

Hawl kasta oo uu bani aadamku ku kaco inuu qabto ayaa waxa shuruud u ah laba shay oo kala ah inuu marka hore qofku doonayo inu sameeyo o ay ka go antahay iyo awood inu u leeyahay inu shaygaa samayn karo. hadaba inagu awood intee leeg ayaynu u leenahay inaynu gaadhi karno hadafkeena. waxan ku egayna jawabta inan bal horta tilmaanno maxaa bulsho ka dhigi kara mid kor u kacda amaba se hoos u ridi karta inagoo ku bilaabayna sida tan:

# In la xaqiijiyo danta guud ee bulshada oo laga dhigo hadafka ugu horreeya ee afraada bulshada ayaa waxa ay ka dhigtaa bulshada mid xoogan waana mida aynu ku meel mari karno ama aynu meel ku gaadhi karno hadii taasi la waayana waxa lumaya miisaankii iyo karaamadii aynu ku lahayn bulshooyinka kale ee aynu dariska la nahay amaba wada noolnahay.

# kor u kaca bulsho wuxu ku tiirsanyahay awoodaha ilaahay siiyay ee dabiiciga ah oo ay u isticmaasho sidii ay ugu difaaci lahayd danteeda guud. awoodahaasina waxa ka mida

- awooda dabiiciga ah : sida mandaqada juquraafi ahaan ay dagto bulshadu , tirada dadka iyo ilaha dhaqaale ee ay leedahay bulshadu sida dakadaha , beeraha , xoolaha iwm. bulshada awdal/salal wuxu ilaahay ku deeqay mandiqo istaraatiiji ah oo u dhaxaysa sadex dal iyadoo tiro ahaana ah bulsho balaadhan oo pobulashan ahaan aad u badan.

- awooda bulshada (social power) : Taasina waa awoodaha dhaqaale , milatari iyo siyaasadeed e ay bulshadaasi leedahay. dhaqaalaha bulshada awdal/salal waxa u ku tirsanyahay khayradka dabiciga ah sida kaluunka , beeraha, iyo biyaha oo la odhan karo waa dhulka u biyo badan deegaanada soomaalidu dagto oo dhan. dhinacyada siyaasada iyo milatariga o inta badan isku xidhan ayaa la odhan karaa wa dhinacyo liita oo u baahan in la xoojiyo.

- awooda cilmiga iyo tiknolojiga : oo tilmaamaysa cilmiga ay leyihiin afraada bulshadu iyo teknolojiyada ay haystan. waxaaban odhan karnaa waxaynu nahay dadka ugu horeeya dhinaca cilmiga iyo horumarka caafimaadka ee bulshooyinka inagu xeeran.

- awooda nafsaaniga ah (phycological power) : waana tan ugu muhiimsan intaa awoodood ee aynu soo sheegnay oo dhan waana rabitaanka bulshada iyo sida ay niyadda ugu hayso inay horumarto. Bulshada Awdal/Salal waa bulsho rabitaan xoogan le oo hadafkooguna yahay kan ugu sareeya bini aadamnimada oo ku dhisan waxna ha dulmiyin adigana yaan lagu dulmiyin. laakiin dareenka dadka iyo macnawiyaadka dadka ayaad moodaa mid muujinaya inay dad badani ka taagan yihiin quus in wax la hagaajin karo taasi oo ay ugu wacantahay ku takrifalka ay ku takrifaleen masuuliyiintoodii iyo madaxdii ay doorteen oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha haatan ee daahir rayaale kaahin. waxana loo baahanyahay sidii kor loogu qaadi lahaa nafsiyaadka shacabka miskiķnka ah ee la dulmay.

Bulsho waynta Awdal/salal waxa ay is waydiiyaan waa halkee halka ay sartu ka qudhunsantahay ee ay wax ka hagaagi laayihiin amaba keenay dib u dhaca. waxay ku waa bariistaan maalin kastaba war xun oo taabanaya sharaftooda iyo karaamadooda. maanta dad ayaa la xasuuqay.. maantana dhul ayaa la boobay... iwm.

waagii baryaba war xunbaan maqlaa
weerar iyo colaad kii hore ka wayn

isku soo wada duuduuboo aniga waxay ila tahay waxa dib inoo dhigay waa inaynu ku sifawnay astaamaha lagu garto bulsho marka ay hoos u sii socoto oo ah :

1- Marka ay ku mashquusho bulshadu khilaafaadka dhexdeeda.. taasina waxa tusaale inaga inooga ah sidan loo kala jajabay ee xisbi xisbi iyo siyaasad xummadu inoo kala firdhisay

2- marka ay u kici waydo danteeda guud ee ay u difaaci lahayd karaamadeeda ee qof kastaa ku mashquulo dantiisa gaarka ah isagoon danaynayn danta guud. taasina waa tan laf dhabarka ina jabisay ee qof walba intuu gurigiisa hoosta ka galay uun uu leeyahay maxaa sidaa loo samayn waayay isagoo eeda saaraya cid kale

3- danta gaarka ah oo noqotay mid ka hor marsan danta guud taasina waxan ka tilmaami lahaa sida madaxda siyaasadeed ama dhaqameed ee aynu leenahay ay dantooda uga hor marinayaan bulshada ay matalaan oo ah mid iska cad oon u baahnayn in la sharaxo

4- marka ay u dhiidhiyi waydo bulshadu difaaca dhiigga afraada ee xaqdarrada ku dhimanaaya , dhulkooga la boobayo iyo karaamadooda dhulka la jiidayo. taasina waxa tusaale u ah haldoorkii awdal ee musaafirka ahaa ee iyagoon waxba galawsan hilibkoogii la wadhay ee ayna laba cali is waydiin illaa maalinkaa maanta ah.iyo waliba dhulkoogan la kala qaybiyay ee madaxda looga dhigay dad ka soo haajiray wadamo kale oo aynu daris nahay oo damac dhul balaadhsi wado

5- inay lunto wadaninimadu ayaa iyadna ka mid ah waxyaabaha dib inoo dhigay. wadaninimadu waa mid waajib ah inaynu ilaalino una tuurno heeryada guudkeena saaran oo dibad iyo dalba aaminnaa dhulkeena una halgamnaa dalkeenii iyo dadkeenii



alaa mahad leh

khaalid xasan aloore
sweden
khaalid52@yahoo.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Waraysi Khaasa : Ciyaartooy Xasan Waraabe Cade oo ka soo jeeda Somaliland oo ka mid ahaa Ciyaartooyadii Hore ee Soomaaliya.
Waraysi aanu la yeelanay Gudoomiyaha Ururkan horumarita wadooyinka Awdal/Salal (ASARDA), Pro:Xasan Cali Cismaan
Openion / Fikrada
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ... 
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
NOOLAATAY YIDIDIILADII NAXASHKA SAARRAYDE
Wasiirkii Hore ee Kalluumaysigu Ma Yaqaanaa Dr. Maxamed-Rashid?
Warqadda Wasiirka Afrika ee Ingiriiska, Henry Bellingham u soo diray Fay...
Codeeyoow Raqdaada lama fogeeyo
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Baroortu Orgiga ka wayn:Arinta Saado Loo Haystaa Maha Madaxweyne Rayaale...
Mabaadiida Qarsoon ee Mucaaridka Somaliland. Qaybtii 1aad.
Ma Laga Yaabaa Haduu Ku Guulaysto Doorashada Danbe Madaxwayne Rayaale...
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s philisti...
Random Photo
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
celecoxib phenytoin interaction ambien and obesity ambien dangerous cialis dish levitra viagra visit zyban viagra cialis no prescription required ambien flush from system ambien and seizures ambien study on tolerance drugs alprazolam xr ambien and scientists discover avandia class action purchase clomiphene prescription on line ambien effects ambien initial clinical trials celecoxib generic celebrex ambien cr fact sheet viagra levitra and cialis ambien compared lunesta ambien zolpidem overnight generic cialis pills email ambien causing gerd side effects bupropion diazepam cialis sales uk ambien while breastfeeding medications depakote topamax risperdol ativan cialis levitra viagra vs vs carisoprodol cheap online pharmacy buy ambien without prescription buy carisoprodol carisoprodol cheap discount cheap sildenfil with 4 free cialis pharmaceutical company that manufactures ambien purchase altace cheap online wellbutrin and buspar ambien trazadone ambien online consultatio ambien and alcoholism ambien breast feeding tramadol bupropion ambien platelette problems ambien and phantom pain claritin nurse ambien on line buy celebrex buy online cheap ambien and mental side effects online ambien prescription ambien incontinence ambien 2007 actos ambien best sleep aids com ambien problems with memory carisoprodol sale carisoprodol compare carisoprodol sale cocaine and xanax tadalafil cialis vs viagra generic ambien by watson online pharmacy cialis pills mixing cialis and viagra good price on ambien ambien sleeping medicine on line online ambien 10mg 90 pills generic order on line prescriptions cialis pills ambien shipped by fed x ambien cr and acetomeniphen ambien drug prices ambien ambien and eye fatigue buy cialis without prescription take ambien and metoprolol together nursing treatment for alcohol withdraw ambien and high blood pressure cialis dosage instructions compare cialis to levitra sonata and ambien similar cialis no prescription needed clonazepam vs valium dosage online order ciprofloxacin hydrocodone cheap prices ambien or lunesta ambien become generic when will wellbutrin sr bupropion wisconsin ambien cr 12.5mg compare generic cialis prices cheap online ambien michigan casino free alcohol mixing effexor with cialis ambien people magazine ambien for sale ambien with fedex delivery carisoprodol carisoprodol purchase celecoxib board cialis href order profile information ambien cialis depression ambien prescriptions 12.5mg ambien cr buspar dangerous with zoloft viagra cialis compare order ambien no rx drug ambien withdraw ambien cr dosage and administration celexa vs xanax cod tramadol carisoprodol zolpidem ambien drug interaction ambien zoloft ambien generic brand buy ambien on line no prescription dxm and ambien celebrex celecoxib capsules buy cialis no online prescription ambien fedex ambien baikal shop forums on buspirone and weight loss ambien and elderly and bad rxn buy alprazolam online cheap carisoprodol dan brand online ambien buy online overnight shipped where purchase celecoxib rx on line buy cialis we ambien reviews ativan valium ambien equivalent nursing babies taking augmentin buy online levitra cialis viagra ambien america prescription rx where to buy alcohol on sunday name brand ambien ordering ambien doral information online ambien oversears is ambien habit forming 10 mg of ambien ambien us based pharmacy ambien canine ambien next day nursing plan alcohol recovery xanax alcohol combined buy amoxicillin getpharma the real pharmacy can ambien kill you buy generic ambien zolpidem on sale ambien problems side effects purchase ambien online with a prescription ambien overnight canada delivery ambien skin irritation wean yourself off of ambien perscription cialis soma order carisoprodol buy ambien cr don t buy generic cialis canada prescription ambien carisoprodol online forum name order cialis cialis cialis forum pharmacy carisoprodol asa codeine ativan mg online pharmacy ambien going generic cymbalta ambien fda women viagra cialis memory loss from ambien viagra and cialis together buy ambien online wholesale mail overnight ambien alchol cialis india discount fedex overnight generic ambien ambien sanofi-aventis lunesta takeda ambien driving victims mixing alcohol and xanax wellbutrin sr bupropion utah clomid buy online no prescription ambien brand 2-day ship no prescription ambien 10mg 30 ambien and vistaril ambien from eu pharmacies cialis und viagra forum ambien drug classification arthritis celebrex celecoxib enbrel fosamax a ambien and klonopin cialis online user cialis soft tab cheap cialis buy cialis generic cialis employment urine tests ambien ambien getting prescription zolpidem ambien drug cheapest cialis uk ambien fedex delivery 30 ambien ambien coupon cr order allegra online side effectes of ambien cr buy non genaric ambien online ambien withdrawl symptoms ativan for xanax withdrawl koerier viagra cialis amsterdam cheap generic cialis mastercard worldwide delivery ambien on line-no perscription ambien memorey loss valium alcohol cheap atorvastatin online xanax and alcohol ambien ld50 celebrex celecoxib wisconsin ambien prescriptions online ambien ambien prescription online atenolol fatigue ativan overnight delivery lorazepam online pharmacy celexa seroquel combined with ambien buy overnight shipping ambien consultation fda ban on ambien ambien and teeth clenching 3.87 buy clonazepam online differences between ativan and xanax counteract ambien mix ambien and lorazapram online buspar resourse very cheap cialis buy generic levitra adhd ambien buspar and xanax for anxiety disorder ambien odd behaviors cheap celecoxib buy indentify ambien buy generic ambien at medstore clomiphene clomid fertility drugs ambien arrests bupropion and tramadol cialis pill color can atenolol cause fatigue and dizziness ambien temperature rx-partners generic cialis ambien alcohol interaction side effects for cialis enhance effects of viagra cialis ambien us customs ambien and dxm women drug alcohol rehab