Home · Hambalyo · Tacsi · Chat Room July 23 2008 10:50:23
Navigation
Random media






Somali Links
Users Online
Guests Online: 4
No Members Online

Registered Members: 16
Newest Member: cawke
Google

Openion / Fikrada
Dastuurkii Dawladii Soomaaliya ugu Danbeysay
SIDEE WAX UGU QABANAA INTEENA NOO BAAHAN HADEY DOWLADII SIDAN ...
Dhawaqa Dhallinta Awdal: Dhacayeey Aabo i qabo, Dhakhso Hooy...
Yaa Ka Danbeeya Dhibaatada Maanta ka Taagan Soomaliya? War Lor...
GOBOLKA SALAL IYO SIDAAN U (QAYBTII KOOWAAD)
Guud Mar Dagaaladi Sokeeye ee Soomaaliya.
Ayaa Labbo Bure Looki Reer Furay ?‏
Gob Buu Ahaa Sayid Maxamad, Guni Ay Rifaysay.
MAANSADII (AYAA KUU ROON RUN YAHAY)
Ethiopia oo Nikaaxsatay ( Mehersatay ) maskaxda Siyaasiyiinta ...
GAR DIID WAA ALA DIID , GAR LABA NIN KAMA WADA QOSLISO .

Wararka Somali
Maxkamada HAGUE ee QM oo gacanta ku dhigtay Radovan Karadzic
23-07-2008
Shirweynihii Labaad ee Ururweynaha IQRANORWAY oo shalay lagu Qabtay Magalada Oslo
23-07-2008
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara oo hoggaan cusub yeeshay
23-07-2008
Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee KULMIYE Iyo UCID Oo Shir Wada-jir Ah Ka Yeeshay Khilaafka Cakiran ee Ka Taagan D...
23-07-2008
SHIIKH SHARIIF: “Asmara ma joogaan xubno xil-ka-qaadis nagu sameyn kara, mana jiro qalad aan sameynay oo xi...
23-07-2008
Madaxweynaha Somaliland oo cayimay wakhtiga diiwaan gelinta
23-07-2008
War Degdeg Ah: -Aabo Soomaali Ah Oo Dilay Wiilkiisii Oo 2 sano jira. Magaalada Jonkoping Ee Dalka Sweden
21-07-2008
Guddi-hoosaadada Wakiillada oo Caddeeyay inay Go’aan sharci ka soo saari doonaan Heshiiska xukuumadda iyo A...
21-07-2008
Isbaheysiga Dib U Xoreynta Asmara oo Xilalka Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan ku kala wareejinaya Sheekh Xa...
21-07-2008
Ciidamada Dowladda ee lagu soo tababaray Ethiopia oo iyagoo ku soo jeeda Muqdisho dagaal qabsaday
20-07-2008
Gobolada Badhan Iyo Gabilay Oo Maddax Weyne Riyaale U Magcaabay Gudoomiyayaal
20-07-2008
News in English
Chairman of Somaliland Livestock Traders Union Arrested
20-07-2008
Five aid workers kidnapped in Somalia
01-07-2008
African Union urges UN to take over Somalia peacekeeping
01-07-2008
Clinical Spain set up Germany final date
26-06-2008
Eritrea President meets and holds talks with the EU commissioner for Development and Humanitarian Aid
16-06-2008
West ignoring Ethiopian war crimes, says rights body
12-06-2008
Nine dead in Djibouti-Eritrea border clashes
12-06-2008
UN Begins Talks With Somali President, Opposition in Djibouti
02-06-2008
Obama wins Oregon, moves to brink of nomination
21-05-2008
Ethiopia to stay in Somalia till "jihadists" beaten
21-05-2008
THE AWDAL AND SALAL diaspora in London and its surroundings are invited to attend
20-05-2008
Majority of Somali refugees live in Yemen’s urban areas
17-05-2008
Trust Account Established for Pro Bono Asylum Client, Amina Mudey
16-05-2008
Security Council calls for plans to deploy UN peace force to Somalia to continue
16-05-2008
Maxkamada HAGUE ee QM oo gacanta ku dhigtay Radovan Karadzic
Dubia(SNN)Eedeysane ey maxkamadda caalamiga (Hague) ee Qaramada Midoobay ku eedeysay in uu yahay danbiile dagaal mudo 13-sano ka hor, xasuuqna u geystay dad Bosnia u dhashay islamarkaana Muslimiin ahaa Radovan Karadzic ayaa waxaa lagu guuleystay maanta in gacanta lagu dhigo.
Radovan Karadzic oo 63-jir ah ayaa waxaa sida la sheegay maanta gacanta ku dhigay ciidamada Serbia, waxaana dhowr jeer oo hore ey
Shirweynihii Labaad ee Ururweynaha IQRANORWAY oo shalay lagu Qabtay Magalada ...
Oslo(SNN)Waxaa shalay tariikkhdu markay aheed 22.07.08 kadhcay Rica Hotel, ee Magalada Oslo Shirweynihii Labaad ee Ururweynaha IQRANORWAY ,shirkaaso ay kasoo eyb galeen dhamaan bulsha weynta labada gobol Awdal iyo SALAL ee kudhaqan dalka Norway shirkasi oo loso agasimay siweyn .waxaan halkaas kasaoo qeyb galay odayaal,Aqoonyahan iyo dhalinyaro waxaana halkas looga hadlay qodobo aad uxiiso badan oo ay kamid yihiin horumarinta ururka iyo wax qabadkiisi
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara oo hoggaan cusub yeeshay
Asmara(SNN)Xubnaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ayaa waxay sameysteen hoggaan cusub, iyagoo dhinaca kalena ku dhawaaqay in ay xilka ka qaadeen mas’uuliyiinta sare ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya.
Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee KULMIYE Iyo UCID Oo Shir Wada-jir Ah Ka Yeeshay Kh...
Hargeysa(SNN):- Labada Xisbi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID ayaa Axadii todobaadkan shir aan Saxaafadu ka warhaynin ku yeeshay Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa, isla markaana waxa ay kaga wadahadleen xaalada ganacsiga dhoofinta Xoolaha ee muranka xoogani ka aloosan yahay. Isla markaana waxa la sheegay in Mucaaridku Madaxtooyada ay ka codsadeen in labada Guddoomiye ee Kulmiye, UCID iyo Madaxweyne Rayaale kulmaan si ay arrimaha murugsan uga wadahadlaan.
SHIIKH SHARIIF: “Asmara ma joogaan xubno xil-ka-qaadis nagu sameyn kara, mana...
Djibouti(SNN)Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ka soo horjeestay xil ka qaadis ay sheegeen in ay ku sameeyeen Xubnaha Isbaheyisga Dib u xoreynta ee fadhigoodu yahay Dalka Eritrea.
Madaxweynaha Somaliland oo cayimay wakhtiga diiwaan gelinta
Hargaysa(SNN)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu Maanta soo saaray Digreeto Lagu Dhaqan gelinayo Xilliga la bilaabayo Diiwaan gelinta Codbixiyayaasha.
Sidaasi waxa shaaca lagaga qaaday warsaxaafdeed maanta ka soo baxay xarunta madaxtooyada oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada isla markaasna loo qaybiyay saxaafda taasi oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada qarannews, isga oo dhamaystirana.
Page 1 of 48 1 2 3 4 > >>
Salalnews Network Media
Menu
[ Home ] [ Randomize it ] [ Archive ]
Search
Media being used now
Latest media
There are 141 medias in 5 categories with a total of 23 votes & 0 comments
Latest YouTube Videos Click Here
Random Photo
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.